Waxaa goordhaw Dagaal Xoogan Isgooska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho laman oga cida rasmiga ah ee udhaxeeyo dagaalkaas.

Dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa inta badan Magaalada waxaa ka qeyb qaadanayay gaadiidka dagaalka ee loo yaqaan Cabdibilaha, iyada oo la isku adeegsanayo hub culus, waxaana wali aagaasi laga maqlayaa rasaas goos goos ah.

Dadwaynaha ku dhaqan halkaas ayaa sheegaya in ay arkayaan Rag ku labisan Dareeska Ciidanka oo rasaas ridaya, waxaana mar qura lagu kala cararay isgooska Tarbuunka oo aheyd goob mashquul badan .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here