Itoobiya oo halis weyn ay food saartay & Puntland iyo Somaliland oo lagu qasbidoono inay joojiyaan heshiiska ay kula jiraan dubai.

Dowlada Maasar ayaa saartay iyo Puntland iyo Somaliland oo lagu qasbidoono inay joojiyaan heshiiska ay kula jiraan dubai.

Ciidamada Masaarida ah ayaa ku qulqulaya Areteriya kuwaas oo kharashkooda iyo saldhiga ay degayaanba ay UAE u qabto.
Arrintaan ayaa waxay shaki weyn galisay Itoobiya iyo Sudan oo uu maro Webiga Niil, waxa uuna keeni karaa in Itoobiya ku khasabto Soomaaliland inay joojiso saldhiga ciidan ee UAE damacsantahay inay ka dhisto Barbara.
Sidoo kale Puntland ayaa laftigeeda u nuglaan karta cadaadis Itoobiya uga yimaada oo ku saabsan inay joojiso heshiiska ay kula jiraan shirkada DP World.
Jabuuti mar hore ayay bilawday inay Turkey ka dalbato saldhig si ay isaga fogayso saldhig Sucuudiga ama UAE ay ku yeeshaan dalkaas kaas oo colaad iyo shaki ku beera dariskeeda Itoobiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here