Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee Xaarunta Dalka Soomaaliya ayaaa sheegaya in uu dil ka dhacay Xarunta Xabsiga ee dhexe ee Xamar, kaas oo uu gaystay md kka mid ah Maxaabiista ku xiran isla Xabsiga, sida uu ka warbixyay Taliyaha Cidanka Asluubta Soomaaliyeed.

dhnka kale Gudoomiye jawaari ayaaa Gudoon siiyay shahaado sharaf MadaxdaJaaliyada Soomaaliyeed ee dalka turkiga

Hoos ka Daawo Wararkas oo dhameestiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here