Dowlada Imaaaraadka Carabta ayaa xirtay isbitaalka Sheekh Zayed Hospital oo ay horey uga furtay magaalada Muqdisho, kaas oo shaqayn jiray subixi markla laga reebo jimacaha.

Wareyska Al-ceyn ee ka soo baxa dalka Imaaraadka Carabta ayaa baahiyay in Dowladu albaabada ulaabtay Isbitaalka oo ku yaala Degmada Cabdi Casiis ee Gobalka Banaadir.

Dowlada Imaaraatka ayuaa umuuqatamid mid uh\qamaysa sida ciyaalka iyo haweenka oo lagu yaaqqaan mareka ay cid kale is qabtaan wax walba oo ay kaa tgeereen qofka ay dirairsan yihiin sheeg sheega ama ka qaata, waana taalabu ugub ah oo aan inta badan ka jeclaysan.

waxaana si sii xumaanaya xiriirka diplomasiyadeed ee ka dhexeeyay Imaaraadka Carabta iyo Somalia waxaana laga yaabaa in ay kala qaataan Safaaradaha hadii aana la helin Xal deg deg ah ama aysan waxba iska badalin sida ay hada wax ku socdaan.

Dowladda Soomaaliya ayaa horay uga joojisay Dowlada UAE heshiis is faham ahaa oo dhex maray Imaaraatka iyo Dowladii hore ee uu hogaamin jiray Xasan shiikh Maxamuud.

waxaana todabaadkaan gudihiisa isaga baxay Magaalooyinka Boosaasp iyo Muqdisho tabaraal udhsashay Imaaraadka oo ku sugnaa exrada Jen. Gordan oo ay maamulayeen saraakiil udhashay dalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here