Xubnaha U Magacaaban Gudiga Joogtahha Ee Golha Aqalka Sare Ee Baarklamaanka Soomaalia Ayaa Maanta Waxa Ay Warbxiin Ka Dhageysanayaan Gudi Maalin Ka hor Ay U Xilsaareen Xalinta Khilaafka Xoogan Ee Ka Taagan Golaha Shacabka
Bilaawna uu u ahaa mooshin 14’kii bishaan laga kkenay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Pro: Maxamed Sheekh Cusmaan Mr Jawar.

Senator Axmed Macalin Cumar “Nadiir” Ahna Gudoomiyaha Guddiga Warfaafinta dhaqanka iyo Arrimaha Bulshada Golaha
Aqalka sare Ee Xukuumada Somaaliya Ayaa Sheegay in Ay maanta Waxbixin Dhinacyo Badan Ah Ka Sugayaan Guddigii ay 19-ki bishan Maalin Uun Ka Hor Ay u xilsaareen Xalinta Khilaafka Xoogan Ee Ka Dhex Taagan Golaha Shacabka.

Wali Wax faah Faahin Ah Kama Soo Bixin Warbixnta La Sugayo Iyo Dhicanyadii Ay La Soo kulmeeen Gudigaasi.

Wixii Faah Faahin Ah Kala Soco Wararkeena Dambe Mahadsanid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here