Waxaa Marba Maarka Ka sii Badanaya Dhaqan Xumada ka jirta Caaalamka iyomdadyowga oo marba marka ka sii danabaysa sii jeclaada Muxamaad,

Caasimadda Fransiiska ee Paris waxaa laga furay maqaayad wax laga cuno qaawanaan oo kaliya ayna Mamniic katahay dadka dharka wata, waa dhaqan aad uxun oo ku soo siyaaday Dunida.

Maqaayadaaan Ayaa waxaa lagu Magacaabaa O’Naturel waxayna ku taala Caasimada Paris, Dadka maqaayadan ka cuntaynaya ayaa dharka isaga soo siibaya qol dharka la dhigto, waxaana ay soo fariisanayaan kuraasta maqaayada iyaga oo qaawan rag iyo dumarba.

Diinta Islaamka ee aanu Rumaysanahay Soomaali ahaan ayaa mamnuucaysa in ay niman iyo Naago ajanbi kala ah dharka wada dhigtaan, waxaana kasii daran in meelo paublic ah ay ka dhacdo Arintaan oo kale.

Ugu danbayn Diinta Islaamka ayaa lagu sheegay in qoom marka uu soo muujisto Sinada uu sii dhamaado oo ay soo wajahaan Musuubooyin lagu salido

Maqaayada Magaceeda waa kaaas waxaana usoo gali waynay sawirada oo ka baxsan anshax suuban ee diinta Islaamka, qofkii doonaya in uu ogaado waxa uu macluumaadkeeda ka baari karaa shaxdi hoose ee ay maqaaayadu lee dahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here