DEG DEG: Madaxweynaha Jamhuuriyaada Fedaraalka ah ee Soomaaaliya Maadaxamedd Cabdulahi  Farmaajo aya Maanta si deg deg ah Magaaalada Garoowe uga baxaya saacadaha soo socda ka dib markii halkaas uu ka qarxay dagaal loo maalaynaayo in uu yahay mid ku qotoma Qaab qabiil.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmajo) oo shalay soo gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Maaamulka Puntland iyo Hogaamiyaha Puntland ayaa maanta lagu wadaa inuu xariga ka jaro Garoonka Diyaaradaha magaalada Garowe, oo si casri ah loo dhisay.

Waxaa saakay magaalada Garowe ka socota qaban qaabada ku saabsan Munaasabadda xarig jarka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garowe, waxaana wariyeyaasha lagu wargeliyay xalay, iyada oo loo sheegay in xariga laga jarayo Garoonka.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa adaha hore ee maanta xalain doona beelaha walaalaha ah e ku dagaaalamaya Duleedka Garowe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here