Muxuu Yahay Wadaad Qabiil?

0

“Aabahay Ayaa Iiga Digay Shiicada” Markii ay soo baxday Shiicadii Iiraan...

0
Sanadkiii 1979 ayuu hogaamiyihii Shiicada Iiraan ee Khumayni ku soo noqday Iiraan, ka dib 14 sano uu ku jiray mustaafiris uu ku joogay dalka...

Qaasim Sulaymaani: Gacantay Iiraan ku Xasuuqday Sunniyiinta Suuriya iyo Ciraaq

0
Sulaymaani iyo ciidankiisu waxay masuul ka ahaayeen dhimashada iyo dhaawaca boqolaal kun iyo barakicinta malaayiin muslimiina oo reer Ciraaq iyo Suuriya ah, wuxuu dhulka...

Lix waxyaabood oo laga takahliusin Al-shabaab lagama adkaan karo

0
1- Cadaw ayaa na soo weeraray. Ilaaheyna wuxuu Quraankiisa ku yiri markii uu Mu’miniinta sifaynayey waa kuwa iska dhiciya ama ka aarguta haddii lagu...

Khatarta ay leedahay in xaq daro lagu daadiyo dhiigga abriyada

0
Diinteenu waxay nafaraysaa inaan adkayno nabadgalyada kuna dadaalno sidii loo ilaalin lahaa, waxay na amraysaa in nabadkuwada noolaanshaha mujtamaca in ay tahay wajib mudan...

Banaadir University iyo Ururka Al-shabaab oo la sheegay in ay ku...

0
Banaadir University VS Shabaab..Loollanka Khayrka iyo Sharta. 10 sano iyo 25 maalmood ka hor (Dec,03,2009) ayay argagixisada Alshabaab Hotel Shamow ku dileen ku dhowaad 20...