Wararka Ka Imaanaya Magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal Ayaa Sheegaya In Madaxweynaha Puntland Gaas uu Shir Isugu Yeeray Golaha Wasiirada Maamulkiisa Iyagoo Diirada Ku Saarayay kulanka Sidii loo Ciribtiri Lahaa Al-shabaab Iyo Daacishta ka Dagaalanta Gudaha Maamulka Putland.

Ciidamada Amaanka Puntland Ayaa ugu Dambeyn Lagu Amray In Ay Qaadaan Weerar Qorsheysay oo Dagaalyahanada Daacish iyo Shabaab looga Saarayo Degaanada Maamulka Puntland.

Waxaa Sidoo kale Leysku Raacay in Howlgal Miino Baaris Ah laga Bilaabo Wadada Isku Xirtada Boosaaso , buuraleyda Galgala & Calmadow Oo Qeyb Ka Ah G/Barri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here