Articles Posted by caalamka

Wasiir Beyle, oo maanta shir guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga dhaqaalaha (FGC meeting).

by on September 26, 2018 0

Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga dhaqaalaha ee (FGC meeting). wasiir bayle  oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kulanka maanta diiradda lagu saaray waxyaabihii guddiga u qabsoomay iyo caqabadihii ka […]

Read More

First World Bank Strategy for Somalia to Strengthen Resilience, Further Economic Growth

by on September 26, 2018 0

The World Bank’s first development strategy for Somalia focuses on strengthening basic service delivery and restoring economic resilience and opportunities to support the country’s transition out of fragility. The Country Partnership Framework (CPF) FY2019-2022 outlines—and deepens—the Bank’s engagement with Somalia over a four-year period. It […]

Read More

Koox kasta oo Ka cayaaraysa Sanadkaan Horyaalka Yurub Meeqo lacag ah ayay ku Guulaysan doontaa

by on September 24, 2018 0

Koobka cayaaraya koobka kooxaha yurub ee champions league ayaa dib ubilaawday todobaadkii hore waxaana la shaaciyay lacagaha ay heli doonaan kooxha ka qayb galaya tartanka dhaga waynaha. Xiriirka kubada cagta qaarada yurub ee loo yaqaan UEFA ayaa sare u qaaday lacagaha ay heli doonaan kooxaha […]

Read More

Wasaarada Ganacsiga Iyo Warshadaha ee Fedaraalka oo loo Magacaabay Xoghaye Cusub

by on September 24, 2018 0

Wasaaradda Ganacsiga iyoWarshadaha Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta loo Magacaabay Xogahaye Cusub kadib wareegto ka soobaxaday Xafiiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshada Maxamed Cabdi Xayir Maareeye. Wasiirka Ganacsiga  ayaa Xogahaya Joogtada ee wasaarada magacaabay Cabdicasiis Ibraahim Aadan, kaas oo badalidoono Xoghayihii ku geeriyooday qaraxii soobe ee 14ka […]

Read More

Cali C/llaahi Warsame oo Madaxwayne Gaas ku eedeeyay Musuq Maasuq iyo dib udhac dhaqaale

by on September 23, 2018 0

Wararka ka imaanaya Magaalada Garawe ayaa sheegaya in Wasiirkii Deegaanka iyo is bedelada Cimilada Maamulka Puntland Cali C/llaahi Warsame uu ugudbiyay Hogaamiyaha Maamulkaas waraaqada istiqaalada isaga oo iska Casilay xilkii Wasiirnimo ee uu ka haayay Puntland. Wasiirka ayaa usabeeyay Is casilaadiisa khilaaf hareeyay in howlihii […]

Read More