SOMALIA

Taliyaha Nabad sugida Naageeriya oo booqasho ku yimid Muqdisho

Taliyaha Nabad sugida Nageeriya ayaa booqasho ku yimid Soomaaliya asiga oo kulamo la qaatay masuuliyiin sar sare oo ka mid saraakiisha nabad sugida Soomaaliya. Hay’ada nabad sugida soomaaliya ayaa shaacisay in uu dalka yimid taliya sirdoonka Naageeriya, Axmed Abubakar Rufaaci kaas oo kulan la qaatay taliyaha Nabad sugida Soomaaliya Fahad yaasiin Xaaji daahir. Taliyayaasha laba dal ayaa kala saxiixday isfaham ...

Read More »

Gabaygii Marinka ee Danjire Cumar Carte Qaalib tiriyaya sanadkii 1968kii

Gabaygan wan tiriyey Danjire Cumar Carte Qaalib oo marka uu tiranayay gabay  ahaa Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya. Danjite Cumar carte  waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sanadkii 1930kii. Tacliinta hoose waxa uu ku dhammaystay Hargeysa, dabeedna waxa uu galay dugsi macallimiinta lagu tababaro 1947kii, oo uu ku dhammaystay tacliinta dhexe, isaga oo ka braty macallinimadana digsi ku yaala Magaalada ...

Read More »

Liverpool oo laba koox isu qaybisay iyada oo laba maalin oo isku xiga ay kal dheelayaan laba tartan oo waa wayn

Kooxda Liverpool ayaa goordhow xaqiijisay in kulanka wareega sideed dhamaadka Carabao Cup ee ay la ciyaarayaan Aston Villa in la dheeli doono 17ka December laakiin ay labo kooxood u kala ciyaari doonto tartanka Carabao Cup iyo Club World Cup oo ka dhacaya Qatar. Isbuuca la ciyaarayo wareega 8da Carabao Cup, Liverpool waxa ay u duuli doontaa Qatar iyagoo ka qeyb ...

Read More »

Xidiga kooxda Totonham Heung-Min Son oo ka badbaaday ganaax

Xidhiirka kubbada cagta Ingiriiska ee FA-ga ayaa meesha ka saaray roosihii uu qaatay xidiga Totonham ee Heung-Min Son kaas oo qalbi jab la kulmay kadib markii uu u adkaysan kari waayay dhaawica uu ugaystay xidiga Everton Gomes. Heung-Min Son ayaa ku guulaystay in meesha laga saaray kaadhkii casaanka ahaa ee uu ku qaatay kulankaas dhaawac xun uu ugaystay laib reer ...

Read More »

Arsenal oo Kabtanka u magacowday Pierre-Emerick Aubameyang

Warkaan waxaa xaqiijiyay tababare Unai Emery oo shir jaraa’id qabtay ka hor kulanka Europa League ay la ciyaarayaan kooxda Guimaraes. Xiddiga reer Switzerland ayaan weli u ciyaarin Gunners tan iyo markii ay isku dhaceen taageerayaasha Arsenal markii la bedelayay kulankii Crystal Palace ee 10 maalmood ka hor la ciyaaray. Xhaka ayaa qayb ka ahayn kooxda u safartay Portugal ee ciyaareysa ...

Read More »

Talooyin xagga shaqada la xidhiidha oo ku socda Soomaalida ku nool qaaradda Yurub “Europe”

Soddonkii sano ee u dambeeyay Soomaalidu waxay imanaysay qaaradda Yurub; halkaas oo ay nolol iyo deggenaansho ka helayeen, tiraduna ay dhawr jeer laban laabantay sannadihii u dambeeyay qulqulka socdaalka awgii. Dadkii qaaradda soogalay waxa ku waajibay inay fuliyaan laba arrimood oo kala ah: Tacliin —inay wax bartaan iyo inay shaqaystaan. Qofku dhallinyaro ha ahaado ama qof wayn ha ahaadee, nolosha ...

Read More »

Over 20 al-Shabaab militants killed in central Somalia

Militants were killed during military operation near town of Jalalaqsi, Hiran region MOGADISHU, Somalia: Over 20 Somali-based insurgent group al-Shabaab militants were killed and several weapons seized after Somali National Army (SNA) conducted a military operation in central region of Hiran, officials said on Saturday. Mohamed Nuur Agajoof, Jalalaqsi town mayor, told media that the military operation was carried out ...

Read More »

IMF chief Georgieva says supports debt relief for Somalia

International Monetary Fund Managing Director Kristalina Georgieva said on Saturday that she supports Somalia’s efforts to achieve debt relief through the global lender’s Highly Indebted Poor Country program. In a statement issued after her meeting in Washington with Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire, Georgieva said Somalia was committed to making further reforms despite challenging circumstances, which were aimed at ...

Read More »

HISTORICAL: Four Somali-Canadians to contest for Parliamentary seats in upcoming poll

Four Somali Canadians are running for Federal Parliamentary seats this week in Canada, a historical feat for the four who were once refugees. The 43rd Canadian General election slated for October 21 has attracted the highest number of candidates from the Somali extraction as they seek to represent their constituencies in the House of Commons. Notable to many is Ahmed ...

Read More »

Somalis in Minnesota “the girls wear burkas and dark dresses while boys and girls pray five times daily.”

President Trump, in his recent visit to Minnesota, suggested that the influx of Somalis to Minnesota in recent years has mostly negative consequences. I don’t agree. I had the good fortune to teach high school science for two years at STEM Academy in Rochester, Minnesota. Rochester STEM Academy is largely composed of Somali students, some that were born in Minnesota ...

Read More »