Author Archives: Staff

Taliyaha Nabad sugida Naageeriya oo booqasho ku yimid Muqdisho

Taliyaha Nabad sugida Nageeriya ayaa booqasho ku yimid Soomaaliya asiga oo kulamo la qaatay masuuliyiin sar sare oo ka mid saraakiisha nabad sugida Soomaaliya. Hay’ada nabad sugida soomaaliya ayaa shaacisay in uu dalka yimid taliya sirdoonka Naageeriya, Axmed Abubakar Rufaaci kaas oo kulan la qaatay taliyaha Nabad sugida Soomaaliya Fahad yaasiin Xaaji daahir. Taliyayaasha laba dal ayaa kala saxiixday isfaham ...

Read More »

Xasan shiikh iyo shariif shiikh axmed miyaa loo diiday in ay udhoofaan Baladwayne?

Wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya in la diiday in madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ay ka  dhoofaan garoonka, kaddib markii Maamulka Garoonka uu amar ku soo rogay in aanay wafdigaan ka bixi karin garoonka. Wafdigaan uu hogaaminayo shariif shiikh axmed ayaa hada ku sugan qeybta Nasashada VIP-da, islamarkaana loo sheegay in ...

Read More »

Barakac xoogan oo ka socda degmada Buula bude

Barakac balaaran ayaa ka socda Degmada Buulo Barde ee Gobolka Hiiraan iyada oo laga soo sheegaya halkaasi in laga cabsi qabo in uu samayn ku yeelato fatahaada Webiga Shabelle oo malmihii ugu danbeeyay meelo badan oo dalka ka mid ah ka jiray. Dadwaynaha Buulo Barde ayaa shalay bilaabay in ay guryahooda ka ka guuraan, waxa aynaha gaaraya deegaanada ka baxsan ...

Read More »

Maxkamada ugu saraysa Hindiya oo uxukuntay Hinduuga lahaashiyaha masjid 16 qarni ku tukanayeen Muslimiinta dalkaas

Maxkamada ugu sareysa dalka Hindiya aya la safatay kooxaha Hinduuga iyada oo u xukuntay in lahanshiyaha masaajid ay qarniyo badan ku tukan jireen Muslimiinta dalkaas kaas oo ku yaala Magaalada ayodhi. Maxkamada ayaa la rumaysan yahay in ay gadaal ka riixayeen masuuliyiinta haysa tala sakaas oo ku sifaysan islaam nacayb, waxaana tawitter ku taageeray Ra’isul wasaaraha dib loo doortay ee ...

Read More »

Gabaygii Marinka ee Danjire Cumar Carte Qaalib tiriyaya sanadkii 1968kii

Gabaygan wan tiriyey Danjire Cumar Carte Qaalib oo marka uu tiranayay gabay  ahaa Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya. Danjite Cumar carte  waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sanadkii 1930kii. Tacliinta hoose waxa uu ku dhammaystay Hargeysa, dabeedna waxa uu galay dugsi macallimiinta lagu tababaro 1947kii, oo uu ku dhammaystay tacliinta dhexe, isaga oo ka braty macallinimadana digsi ku yaala Magaalada ...

Read More »

GEERAARKII DALKIISA QAWADE EE XASAN KAYD CAMILLE WALANWAL

Xasan geeraarkan wuxuu curiyey markii uu arkay dad badan oo Soomaaliyeed oo tacliin leh iyo kuwo kale oo aan laheynba oo intaa u xoogsi tegeya una dhoofaya dalal qalaad iyagoo dalkooda qawedsan. Isagoo markaa garanaya dhibaatada ay taasi u leedahay horumarka dalka, ayuu geerarkan dadka jaadkaasa ku guubaabina-yaa inay dalkooda aaminaan, khayraadka korkiisa iyo ubucdiisa buuxana iimaansadaan, kalana soo baxaan. ...

Read More »

Liverpool oo laba koox isu qaybisay iyada oo laba maalin oo isku xiga ay kal dheelayaan laba tartan oo waa wayn

Kooxda Liverpool ayaa goordhow xaqiijisay in kulanka wareega sideed dhamaadka Carabao Cup ee ay la ciyaarayaan Aston Villa in la dheeli doono 17ka December laakiin ay labo kooxood u kala ciyaari doonto tartanka Carabao Cup iyo Club World Cup oo ka dhacaya Qatar. Isbuuca la ciyaarayo wareega 8da Carabao Cup, Liverpool waxa ay u duuli doontaa Qatar iyagoo ka qeyb ...

Read More »

Xidiga kooxda Totonham Heung-Min Son oo ka badbaaday ganaax

Xidhiirka kubbada cagta Ingiriiska ee FA-ga ayaa meesha ka saaray roosihii uu qaatay xidiga Totonham ee Heung-Min Son kaas oo qalbi jab la kulmay kadib markii uu u adkaysan kari waayay dhaawica uu ugaystay xidiga Everton Gomes. Heung-Min Son ayaa ku guulaystay in meesha laga saaray kaadhkii casaanka ahaa ee uu ku qaatay kulankaas dhaawac xun uu ugaystay laib reer ...

Read More »

Arsenal oo Kabtanka u magacowday Pierre-Emerick Aubameyang

Warkaan waxaa xaqiijiyay tababare Unai Emery oo shir jaraa’id qabtay ka hor kulanka Europa League ay la ciyaarayaan kooxda Guimaraes. Xiddiga reer Switzerland ayaan weli u ciyaarin Gunners tan iyo markii ay isku dhaceen taageerayaasha Arsenal markii la bedelayay kulankii Crystal Palace ee 10 maalmood ka hor la ciyaaray. Xhaka ayaa qayb ka ahayn kooxda u safartay Portugal ee ciyaareysa ...

Read More »

Hogaamiyaha Xisbiga wadajir oo sheegay inAhlusunna horay ayaan uga dignay in lagu ballan furo Madaxwayne Xaaf

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay inuu horay uga digay Ahlusuna in aysan ku ballan-furin Madaxweyne Xaaf, kuna kadsoomin heshiiskii qarsoodiga ahaa ee ay horay u wada galeen dowladda Federaalka, kaasoo dhowaan Ahlusuna ku eedeysay inay dowladda ka baxday heshiiskaas. “Ahlusunna horay waxaan uga dignay in aysan ku ballan furin Madaxweyne Xaaf, kuna kadsoomin heshiiska khudba sirada ah ...

Read More »