Xidiga kooxda Totonham Heung-Min Son oo ka badbaaday ganaax

Xidhiirka kubbada cagta Ingiriiska ee FA-ga ayaa meesha ka saaray roosihii uu qaatay xidiga Totonham ee Heung-Min Son kaas oo qalbi jab la kulmay kadib markii uu u adkaysan kari waayay dhaawica uu ugaystay xidiga Everton Gomes.

Heung-Min Son ayaa ku guulaystay in meesha laga saaray kaadhkii casaanka ahaa ee uu ku qaatay kulankaas dhaawac xun uu ugaystay laib reer portugal Andre Gomes.

Laakiin iyada oo kulankii Tottenham iyo Everton ay garsoorku haysteen muuqaal caawiyaha garsoorka VAR, waxay haddana ku fashilmeen in ay go’aan sax ah ka qaataan dhacadii uu Heung-Min Son ku dhaawacay Gomes.

About Staff

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*