Qadar Ayaa Safiir Cusub u Soo magacaawday Somalia Kaas Oo Haatan ku Sugan Gudaha Magaalada Muqdisho Safiirkaan ayaan La Sheegay In uu yahay id Ad Adag.

Amiirka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamid Al-Thani Ayaa Waxa uu u umagaacabay Safiirkiisa Somalia Hasan Hamza Asad Haashim Oo Haatan Aha Sii hayaha Safaarada Qadar Ee magaalada Muqdisho, Waxa uuna Awood Buxda Uleeyahay Galida Heshiis yada.

safiirkan Haatan uu Magacaabay Amiirka Qadar Ayaa Labadii Sano Ee La soo Dhaafay ku Sugnaa mAgaalada Muqdisho, Waxaana soo Dadajiyaya Magacaabida Safiirkan Safar uu Dhawaan Madaxweyne farmaajo ku tagi Doono Dalka Qatar.

Qatar Ayaa Xirii Dhow Laleh Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo,  Iyadoo Soo Dhaweynta Soomaliya Kula tartanta wadamada Khaliijka sida Imaaraadka iyo Doowlada Sacuudiga oo
khilaaf xooggan uu kala dhaxeeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here