Shir ka furmay Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya kaas oo socon doona mudo laba maali ah ayaa lagu dhaleeceeyay hadalka trumb

Shirkaan oo ay ka qayb galayaan dalalka Midowga Africa wasiiradooda Arimaha Dibada ayaa gogol xaar u ah shir madaxda dalalka Midowga Afrika uga furmaya 28-ka bishan magaalada Addis Ababa ee dalkaas.

Shirkan oo looga hadli doono arrimo dhowr ah oo Afrika quseeya, ayay wasiirrada ku cambaareeyeen hadal uu dhawaan ugu gefay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waddamada Qaaradda Afrika.

Trunm ayaa dhawaan ku sheegay Afrikaaan Boosaneero ama Gudka Musqusha ee qashinka ee lagu xaajo guto taas oo si wayn looga hadal haayo caalamka Gaar ahaan qarada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here