Akhriso Magacyada iyo beelaha Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Galmudug

Guddiga farsamada maamul u sameynta dowlada Gobaleedka Gamudug ayaa maanta shaaca ka qaaday liiska xildhibaanada cusub ee baarlamanka labaad ee maamulkaas.

Xildhibaanada baarlamaanka galmudug oo ka kooban 83 xildhibaan Waxaana liiska ka dhiman kaliya 6 xildhibaan, oo beelahooda aysan soo gudbin, waxaana la filayaa in saacada soo aadan la soo xululo xulo si ay uga qayb galaan doorashada.

Xildhibaanada Galmudug ayaa kulankooda ugu hopreeya yeelan doona Isbuuca soo socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here