Iran oo calaamaysatay 35 goobood oo ay duqayso & trump oo isna calaamaystay 52 Taargad

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa hanjaad culus hawada umariyaya Dowlada Iaran oo hada dhibane u ah maraykanka oo horay udilay ninka labaad ee ugu awooda badnaa dalkaa.

Donald Trump ayaa sheegay in ay ciidankiisa beegsan doonaan 52 goobood oo Iiraan ku yaala si “aad u adag loo baabin doono haddii ay weerarto Mareykanka ama danaha Mareykanka ka dib dilkii ay ciidankiisa Jimcihii ugaysteen madaxii ciidamada Quddus Qassem Soleimani iyo hoggaamiyaal sar sare oo ka mid ah maleeshiyaadka Shiicada Ciraaq.

dowlada Iran ayaa xalay galin kii hore sheegatay in ay weerarro aar gudasho ah ku gaysan doonto oo ay ucalaamaysan yihiin ilaa 35 bartilmaameed iyadoo ka duulaysa dilkii, Qassem Soleimani, oo ay ka mid tahay Israel sida uu sheegay janaraal Gholamali oo ka mid ah ciidanka Iran.

“Waxaa goor hore calaamaysnay bartilmaameedyo muhim ah oo uu gobolka ku leeyahay Maraykanku,” ayuu yiri Jeneraal Gholamali Abuhamzeh,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here