Daawo Muuqaal Iran oo indha caalamka been cad ka gadaysa “Maraykanka ayaa fariin cabsi ah noo soo diray”

Iran oo wali wada Iscajabin iyo cara muujis ayaa sheegtay in Maraykanka uu ka dalbaday in aysan duqayntaas badalkeeda mag dhaw la siiyo ama cunaqabatnta laga qaado, taas oo ay ku badalanayaan dilka janaraalka dagaal yahanka aha ee Qassem Soleimani oo jimcihii qudha laga jaray.

“Sida nalaku soo sheegay, waxaa jirta farriin loosoo dhiibey dal Carbeed oo Iiraan looga codsaday in aysan jawaab ka bixinin dembigii laga galay,” ayuu yiri Amir al-Moussawi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here