Home WARARKA Qarax Xoogan Oo Goor dhaw Ka dhacay Xarunta Wada Makka Almukarama

Qarax Xoogan Oo Goor dhaw Ka dhacay Xarunta Wada Makka Almukarama

115
0

Qarax xooggan ayaa goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa mid jugtiisa laga maqlay magaalada oo dhan.

Qaraxa oo daqiiqado ka hor dhacay ayaa waxaa bilowday rasaas culus oo u muuqata kuwo la is weydaarsanayo.

Qiic iyo uuro ayaa cirka isku shareertay, waxaana qaraxan uu ahaa mid si guud ah magaalada u gilgilay

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka, waxaana wararka qaar sheegayaan in weerarka yahay xarunta Oto Oto oo ah xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in qaraxa kaddib ay weerareen xarunta Oto Oto, iyadoo la maqlayo qaraxyo iyo rasaas la is weydaarsanayo.

La soco wixii warar ee ku soo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here