Home WARARKA Milkiilayaasha baabuurta oo si yaab leh kaga gashaanta Barafka Dhagaxaanta ah

Milkiilayaasha baabuurta oo si yaab leh kaga gashaanta Barafka Dhagaxaanta ah

172
0
Milkiilayaasha baabuurta ee ku dhaqan dalalka uu barafka ka dhaco gaar ahaan Galbeedka ayaa bilaabay qaab ay kaga gaashaamanayaa Barafka dhacaya ee wax yeelada ugaysata Gawaarida.
waxaa dhawaan soo baxday Digniin ku saabsan Baraf tira badan oo laga yaabo in uu saameeyo Nolasha Gnacsiga Galbeedka.
Barafkaan La filayo in uu da’o ayaa waxaa laga sii baaran dagayaa sidii looga gaashaaman lahaa, waxaana lagu dhaqaaqay farsamooyin gawaarida looga badbaadinayo Barafka.
Milkiila yaasha Baabuurta ayaa sameeyaymeelo waa wayn oo lagu xareeyo baabuurta sida Guryo iyo meelo Kor ka dadan dadka aan heli karin ama ku mashquulsan meel shaqo ayaa waxa ay sameeyaan sidaan hoos kaaga muuqata

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here