Home WARARKA Daawo Sawiradii Ugu Saamaynta Badnaa Doorashada Turkiga ee uu ku Guulaystay erdogan

Daawo Sawiradii Ugu Saamaynta Badnaa Doorashada Turkiga ee uu ku Guulaystay erdogan

264
0

Doorashadii shjalay la dhacday Dalka Turkiga ayaa waxaa laga diiwaan galshay dhacdooyin Naadir oo aan inta badan Dunida lagu arag.

Ilmo yar oo dhunkana erdogan sawirkiisa oo shaashada ka muuqda

Madaxwaynaha Dalka Turkiga ayaa helay Guusha Madaxtinimada dalkaas, waxaa soo if baxay Dad si wayn utaageersan Gudaha iyo dibada dalkaas, kuwaas oo ka qayb qaadanayay Ololihiisa doorashada, inta badan dalalka Islaamka ayaa si ayn utaageersay Madaxwayne Erdogan iyada duco Amaan laysu diray labadi maalin ee ugu danbaysa Baraha Bulshada gaar ahaa Twitter ka.

Hooyadaan ayaa waxa ay ka soo jeedaa Dalka Mymar ee Muslimiinta sida ba’an loogu dhibaateeyo, Sawirkana ayaa noqday mud qabsada Baraha Bulshada ee Caalamka Gaar ahaan inta uu saamaynta ku lee yahay Maaxwayne erdogan.

Doorashada ayaa waxaa sidoo kale ka soo qayb galay Hooyo jirta 116-year taas oo iyane ka qayb qaanasa Codaynta Doorashada Baarlamaaniga iyo madaxtinimada dalkaas.

Hooyada oo lagu magacaabao Ayşe Uzkar ayaa dhalatay Bilaawgii qarniga aanu soo dhaafnay, waxaana si gaar ah loo sheeegay in ay dhalatay July 1, 1901 waana qofka ugu da’da wayn ee ka qay galay doorashada dalkaas ka dhacday.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here