Home WARARKA Erdogan oo ku guulaystay doorashada Madaxtinimada ee Turkiga

Erdogan oo ku guulaystay doorashada Madaxtinimada ee Turkiga

209
0

Doorashada Madaxtinimada iyo Baarlamaaniga ee saakay ka bilaabatay Dalka Turkiga ayaa madaxtinimada waxaa ku guulaystay madaxwayanaha talada haya ee Rajep Tayyip Erdogan. Erdogan ayaa Natiijada aan rasmiga ahayn ee hada soo baxaday waxaa waxaa uu ka helay in k abada 52% kiiba

Madaxwayne Erdogan oo Hadlay ka dib soo if bixida natiijada hordhaca ah ayaa sheegay in Dunida ay Darsi u direen ku dhaqanka Dimuquraadiyada saxda ah ee Dunida. Wuxuu u mahad celiyay dhamana Shacabka turkiga ee codkooda dhiibtay sida ay muujiyeen rabitaankooda iyo in ay mudo kale sii hogaamiyaan.

Wuxuu uu sheegay in dhamaan Xubnaha Baarlamaanka, Madaxwayne ahaan ay sugayso shaqo aad culus taas o oku aadan gaarida Turkiyada cusub ee xooga leh, Dhaqaale ahaan iyo la dagaalanka argagaxisada.

Wadaankaan dhamaan cid si loo faquuqayo majirto diintiisa kalarkiisa iyo waxa uu aaminsan yahay, waxaan sii joogtaynaynaa in aan dhamaan si cadaalad ah ugu shaqayno.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here