Home WARARKA Abiy Ahmed oo ku qanciyay Qowmiyadda Guraghe in uu Ismaamul Ka siin...

Abiy Ahmed oo ku qanciyay Qowmiyadda Guraghe in uu Ismaamul Ka siin Doono Soomaaliya

248
0

Ra’isul Wsaaraha Dalka Itoobiya ayaa Qowmiyada laga tirada badan yahay ee ku dhaqan dalkaas Itoobiya ku qanciyay in ay joojiyaan Rabitaankooda Maamul Gabaleedka u goonida ah.

waxa uuna ku qanciyay in uu dhul ka siin doono Soomaaliya sida uu cadeeyay muwaadin mudo ku noolaa dalka itoobiya garanayaye Afka Amxaariga.

Muwaadinka ayaa Muuqaal dheer oo ku saabsan qancinta Qowmiyadda Guraghe oo lagu qiyaaso 3,567,377 ayaa ku soo koobay sida.

Qowmiyadaan Guraghe waa qowmiyad ka tirsan kuwa ku dulman dhulkaas, tiro ahaanne waxaa laguy sheegaa 3,567,377 Rw ra’isul wasaaruhune waxa uu ku samar-siinayaa. ”Maxaad ismaamul iyo dhul yar oo Itoobiya gudahiisa ah ku faleysaan, Muqdisho ayaan idiin wadnaa”!!!

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya ayaamaalihii ugu danbeeyay baahiyay hadalo xasaasiyad badan oo ku saabsan Soomaliya Muuqaalka Hoos ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here