Home WAXBARASHADA 13 jaamacad oo Soomaalida wax ka bartaan ayaa soo xirmays isdiiwaangelintooda.

13 jaamacad oo Soomaalida wax ka bartaan ayaa soo xirmays isdiiwaangelintooda.

2833
0

Akhristayaasha Doonaya in ay waxbarasho fican helaa waxaa ku war galinaynaa in ay jiraan 13 jaamacadood oo muhiim kuwaas oo dadka soomaalida ay wax ka bartaan kuwaas Oo ay dhawaan soo xirmi doonto isdiiwaangelintooda.

Waxaan mid mid udul istaagaynaa Jaamacada kulyada iyo wakhtiga ay soo xirmayso Isdiwaan galinta.

Magaca Jaamacadda :Ushak

Xiliga isdiiwaangelinta ku egtahay , Maanta 24 jun

Shahaadooyinka looga bahan yahay ardayga : Caafimaadka YOS %80, Engineeriyada %60

Nuuca is diiwaan gelinta : Online

Lacagta is diiwaangelinta : lacag la`aan

Linkiyadahttps://obs.usak.edu.tr/o…/ogrsis/basvuru_yabanci_login.aspx

—————————

Magaca Jaamacadda :Erzincan

Magaalada : Erzincan

Xiliga isdiiwaangelinta ku egtahay , Maanta 24 jun

Shahaadooyinka looga bahan yahay ardayga : Shahaado Dugsi sare,+YOS, + SAT midkood

Nuuca is diiwaan gelinta : Online

Lacagta is diiwaangelinta : lacag la`aan

Linkiyada: http://ubs.erzincan.edu.tr/ogrenci/ogr0121/default.aspx
———————————

Magaca Jaamacadda : akdeniz

Magaalada : Antalya

Xiliga isdiiwaangelinta ku egtahay , Maanta 24 jun

Shahaadooyinka looga bahan yahay ardayga : Shahaado Dugsi sare,+YOS-ka Jaamacada

Nuuca is diiwaan gelinta : Online

Lacagta is diiwaangelinta : lacag la`aan

Linkiga: https://bys.akdeniz.edu.tr/akus/login
———————————

Magaca Jaamacadda : Batman

Magaalada : Batman

Xiliga isdiiwaangelinta ku egtahay , Maanta 25 jun

Shahaadooyinka looga bahan yahay ardayga : Shahaado Dugsi sare,+YOS + SAT

Nuuca is diiwaan gelinta : Online

Lacagta is diiwaangelinta : lacag la`aan
https://obs.batman.edu.tr/…/ogrs…/basvuru_yabanci_login.aspx
———————————

Magaca Jaamacadda : üzüncü Yıl Üniversitesi

Magaalada : VAN

Xiliga isdiiwaangelinta ku egtahay , Maanta 25 jun

Shahaadooyinka looga bahan yahay ardayga : Shahaado Dugsi sare,+YOS

Nuuca is diiwaan gelinta : Online

Lacagta is diiwaangelinta : lacag la`aan

Linkiga: http://ytercih.yyu.edu.tr/
———————————

Magaca Jaamacadda : trakya

Magaalada : Edirne

Xiliga isdiiwaangelinta ku egtahay , Maanta 27 Jun

Shahaadooyinka looga bahan yahay ardayga : Shahaado Dugsi sare,

Nuuca is diiwaan gelinta : Online

Lacagta is diiwaangelinta : lacag la`aan

Linkiga: http://yobs.trakya.edu.tr/Default.aspx
———————————

Magaca Jaamacadda : Kırşehir Ahi Evran Üniversitesi

Magaalada : Kırşehir

Xiliga isdiiwaangelinta ku egtahay , Maanta 28 Jun

Shahaadooyinka looga bahan yahay ardayga : Shahaado Dugsi sare,+ YOS + SAT

Nuuca is diiwaan gelinta : Online

Lacagta is diiwaangelinta : lacag la`aan

Linkiga: https://obs.ahievran.edu.tr/…/og…/basvuru_yabanci_login.aspx
———————————

Magaca Jaamacadda : Karadeniz Teknik Üniversitesi

Magaalada : Trabzon

Xiliga isdiiwaangelinta ku egtahay , Maanta 28 Jun

Shahaadooyinka looga bahan yahay ardayga : Shahaado Dugsi sare,+ YOS + SAT

Nuuca is diiwaan gelinta : Online

Lacagta is diiwaangelinta : lacag la`aan

Linkiga: Http://Basvuru.Ktu.Edu.Tr/Ogrencibasvuru/Yurtdisibasvuru
———————————

Magaca Jaamacadda : Kilis Üniversitesi

Magaalada : Kilis

Xiliga isdiiwaangelinta ku egtahay , Maanta 29 Jun

Shahaadooyinka looga bahan yahay ardayga : Shahaado Dugsi sare,+ YOS + SAT

Lacagta is diiwaangelinta : lacag la`aan

Nuuca Isdiiwaangelinta Form oo buuxsan, Shahaadoyinka, Imtixaanada Caalamiga ah ee aad haysato shahaadoyinkooda

Afcarabi: http://ogrenciisleri.kilis.edu.tr/…/2018-2019_arap%C3%A7a_b…
Afturki: http://ogrenciisleri.kilis.edu.tr/…/2018-2019%20ba%C5%9Fvur…
English: http://ogrenciisleri.kilis.edu.tr/…/2018-2019_ingilizce_bas…
———————————

Magaca Jaamacadda : Ankara Üniversitesi

Magaalada : Ankara

Xiliga isdiiwaangelinta ku egtahay , Maanta 29 Jun

Shahaadooyinka looga bahan yahay ardayga : Shahaado Dugsi sare,+ YOS (2017,2018) + SAT

Nuuca is diiwaan gelinta : Online

Lacagta is diiwaangelinta : lacag la`aan

Linkiyada: http://ayostercih.ankara.edu.tr/Login/Index
———————————

Magaca Jaamacadda : Erciyes Üniversitesi

Magaalada : Kayseri

Xiliga isdiiwaangelinta ku egtahay , Maanta 29 Jun

Shahaadooyinka looga bahan yahay ardayga : Shahaado Dugsi sare,+ YOS + SAT

Nuuca is diiwaan gelinta : Online

Lacagta is diiwaangelinta : 100 TL

Linkiga: https://obp.erciyes.edu.tr/Basvuru.aspx
———————————

Magaca Jaamacadda : Omar hali Demir Üniversitesi

Magaalada : Niğde

Xiliga isdiiwaangelinta ku egtahay , Maanta 29 Jun

Shahaadooyinka looga bahan yahay ardayga : Shahaado Dugsi sare,+ YOS (2017,2018) + SAT

Nuuca is diiwaan gelinta : Online

Lacagta is diiwaangelinta : lacag la`aan

Linkiga: https://soft.ohu.edu.tr/yos/
———————————

Magaca Jaamacadda : İgdir Üniversitesi

Magaalada : İgdir

Xiliga isdiiwaangelinta ku egtahay , Maanta 29 Jun

Shahaadooyinka looga bahan yahay ardayga : Shahaado Dugsi sare

Nuuca is diiwaan gelinta : Online

Lacagta is diiwaangelinta : 50$

Likiga http://uluslararasiogrenci.igdir.edu.tr/kay%C4%B1t

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here