Home WARARKA Tirinta Codadka Doorashada Madaxtinimada iyo baarlamaanka Turkiga oo Bilaabatay

Tirinta Codadka Doorashada Madaxtinimada iyo baarlamaanka Turkiga oo Bilaabatay

125
0

Tirinta codadka ay maanta muwaadiniinta Turkiga dhiibteen ayaa bilaabatay, iyada oo 81 gobol uu ka koobana yahay codbixinta maanta si xoogan la isugu soo wada baxay, Natiijooyinka hor dhaca aha ayaa goor dhaw soo bixi doonta anagoo si toos idinkugu soo gudbin doono

Murashaxiinta Madaxtinimada

6 musharax ayaa u tartamaya madaxweynaha: Recep Tayyip Erdogan oo ah isbahaysiga (Isbahaysiga Dadka) oo ay sameeyeen Xisbiga AKP iyo MHP, Muharrem Ince oo isna matalaya xisbiga , CHP, Selahattin Demirtas Xisbiga HDP, Meral Aksener ee Xisbiga Wanaaga (IYI), Temel Karamollaoglu Xisbiga (Saadet), iyo Dogu Perincek ee Xisbiga Waddanka (Vatan).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here