Home WARARKA Wasiir Oomaar “majirto hawo ay leedahay Soomaaliland, Muqdisho ayaa laga maamulaa Hawada...

Wasiir Oomaar “majirto hawo ay leedahay Soomaaliland, Muqdisho ayaa laga maamulaa Hawada Soomaaliya”

211
0

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Sare ee Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar ayaa sheegay in aysan jirin hawo ay leedahay Somalilanbd.

Wsiirka oo la hadlay Warbaahinta Dowlada ayaa tilmaamay in hawada laga maamulo muqdisho isla markaana aysan jirin meelkale oo laga maamulo.

Wasiir Oomaar ayaa yiri Sida Diyaaradaha ay u dul maraan Puntland, Jubaland, Koofur Galbeed oo kale ayey Soomaalilandne la midtahay, wuxuu intaas raaciyay Hawada Soomaaliland waa Hawada Soomaaliya ay maamusho, maamulkaas Dekhliga naga soo galane waxaa wadnaa qorshihii aan ku qeybsan laheen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here