Home WARARKA Yurub oo canshuuro dheeri ah ku soo rogtay badeecadda Maraykanka

Yurub oo canshuuro dheeri ah ku soo rogtay badeecadda Maraykanka

70
0

Waxaa maanta dhaqan galay canshuuro dheeri ah oo Midawga Yurub uu saaray qaar ka mid ah waxyaabaha looga soo dhoofiyo dalka Maraykanka.

Arrintaas ayaana jawaab u ah canshuuraha dheeriga ah ee uu Maraykanku ku soo rogay birta iyo naxaasta.

Waxyaabaha ay canshuurtan cusub saamaynayso waxaa ka mid ah mootooyinka, cabitaanka liin macaanta laga hagaajiyo iyo nooc ka mid ah khamriga.

Midawga Yurub ayaa sheegay in uu samayn-doono waxkaste oo uu awoodo si uu u difaaco danahiisa ganacsi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here