Home WARARKA Taageerayaasha Senegal oo iyaga oo xardhan waddooyinka Moscow maraya

Taageerayaasha Senegal oo iyaga oo xardhan waddooyinka Moscow maraya

172
0

Taageerayaasha Xulka Qaaranka Senegal oo ku labisan Calanka dalkaas ayaa ku wareegaya Magaalada Moscow ee dalka Ruushka oo ay kyla ciyaara yaan Culka Pland.

taageerayaashan Senegal oo dharkan isu eg iyo rinji isku soo xardhay iyaga oo isu diyaarinaya ciyaarta ay la yeelanayan Xulka ka socda qaarada yurub ee Poland.

Waxay isku soo qoreen “Senegal gagnez? oo macnaheedu yahay “Senegal ma badin doontaa?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here