Home WARARKA Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Oo lagu qabtay Wadad Makkah almukara

Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Oo lagu qabtay Wadad Makkah almukara

198
0

Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada ayaa ku dilay Askri kale oo ka tirsan Ciidamada taraafikada Gobalka Banadir.

Wararka ayaana sheegaya in dilka gaystay Xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu i9sku dayay in uu baxsado, waxaana durba gacanta ugalay laamaha amaanka.

Wararka qaar ayaa sheegaya in uu falka dhacay is Afgaareen Askariga iyo Ruuxa la Dilay iyadoo intaasi ka Dib uu Askarigii Rasas ku Furay Askariga taraafikada ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here