Home BULSHADA Dhagayso: Wiil Soomaaliyeed Oo Shaqo la’aan Darteed Isku dilay

Dhagayso: Wiil Soomaaliyeed Oo Shaqo la’aan Darteed Isku dilay

517
0

Wararka ka Naga soo gaaraya Gobalka Mudug Gaar ahaan  Degmada Camaara ayaa  sheegayaan In halkaasi uu isku daldalay wiil dhalin yaro ah oo kamid ahaa dadka dagan degmadaas.

Mid ka id ah walidiinta Wiilka isku dilay Camaara oo lagu magacaabo Bashiir C/qaadair uguna aadan adeerka ayaa ka war bixiyay qaabka iyo sababta uu isku dilay wiilkooda, waxa uuna sheegay aad umashquulsanaa waayadaan.

wrarka ayaana sheegay in ay dhacday dhacadaad xanuunka badan maalintii shalay saacaduy marka ay ahayd 07:00 subaxnimo uu qol Isku soo xiray Intaas kadibna uu qolka  uu Isku dilay.

Arintaan ayuuna adeerka sheegay in ay sababteeda ahayd in shaqo la’aan ay soo wajahday,islamarkaana muddooyionkii dambe uu hadal hayey sidii uu u maareyn lahaa nolosha qoyskiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here