Home WARARKA Tababaraha Real Madrid Oo lama filaan ah ka bixyay su’aal ku saabsan...

Tababaraha Real Madrid Oo lama filaan ah ka bixyay su’aal ku saabsan Ciyariyahanka Wanaagsan Ronaldo iyo Messi Oo la waydiiyay

177
0

Macalimiin iyo Masuuliyiin Fara badan ayaa ayaa loo ogolaaday iney goob joog ka ahaadaan Halka Lagu lagu soo bandhigayay tababaraha cusub ee kooxda Real Madrid Julen Lopetegui kaas oo laba maalmood ka hor laga Casilay xulka qaranka Spain ka dib markii uu qbalay in uu Noqdo Tabaraha Kooxda Real Madrid.

Waxaa la waydiiyay suaal adag oo uusan filayn, waxaana dul dhigay wariye ka tirsan dadkii lagu casuumay goobta kaas oo weydiiyay Ciyaariyahanka ugu Wanaagsan Dunida Ronaldo iyo Messi.

Julen Lopetegui oo ay ku adkeyd inuu maqlo su’aasha Maadaamada ay taageerayaasha si Xowli ah qayliyeen, iyada oo si aad loo oriyay ka hor inta uusan ka jawaabin, walow uusan ka shakin inuu amaano xiddiga uu tabaraha u yahay.

waxa uu si Cad usheegay iska cad, xiddiga ugu fiican aduunka wuxuu joogaa kooxdsa Real Madrid” Cristiano Ronaldo waa ciyaariyahanka aan mar walba doonayo inuu dhinaceyga ahaado” ayuu yiri.

Tabaraha Dhawaan galka ah ayaa uu sheegay bishii May ee sanadkaan in Lionel Messi uu yahay kan ugu wanaagsan taariikhda kubadda cagta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here