Home WARARKA Afgaanistaan Oo wada Hadal La furnaysa Xarakada Taalinaab

Afgaanistaan Oo wada Hadal La furnaysa Xarakada Taalinaab

93
0

Madaxweynaha Dhawaan galka ah ee dalka Afgaanistaan Asharaf Gaani ayaa ku dhawaaqay in wadahal la gali doonaan kooxda Taalibaan ee ka dagaalanta dalkaasi asiga oo sheegay in la joojiyo Dagaalada ilaa 20 bisha.

sidoo kale Taalibaan ayaa loo soo jeediyay in xabbad joojiyaan isla M,arkaan ay qaataan Nabada taalibaan ayaa dagaal Xoogan kula jirtay Dowladihii dalka Soomaalulayay wixii ka dambeeyay sanadkii 2001, markaas oo maraykanka uu ku soo qaaday weerar ay ku garab siiyeen Gashaanbuurta Neto.

Madaxweyne Ashraf Gaani ayaa sheegay in ay doonayaan Ururka Taalibaan ee dagaalka kula jira dowlada ay kala hadlaan waxa ay tabanayaan si meesha looga saaro dhibaatada ka taagan dalkaas.

sharaf Gaani ayaa sidoo kale sheegay in ay la sii balaarin doono dagaalka ay kula jiraan kooxaha kale ee ku asoo horjeeda dowlada sida Kooxda Daacish iyo kuwa la midka ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here