Home WARARKA Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Oo Markale Toogtay Darwal Mooto Bajaaj

Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Oo Markale Toogtay Darwal Mooto Bajaaj

139
0

Waxaa goordhaw Muqdisho lagu dilay Wiil dhalin yaro ahaa Darawal Mooto Bajaaj, waxaana lagu Dilkay agagaarka Xarunta Jaamacadda Ummada ee degmada Xamarweyne, waxana dilka Darawalka Mooto Bajaajlaha gaystay Askari ka tirsan ciidamada Minashiibiyada ee Canshuurta qaada.

Dad Goobta ku sugnaa ayaa xiaqiijiyay in dilka ka hor askariga iyo Darawalka uu muran Xoogan dhexmaray taasina ay keentay in askariga uu rasaas qeybaha sare ee jirka uu kala dhaco Darawalka mooto Bajaajta.

“Dhaawac ahaan ayaa markii hore loogu qaaday Wiilka dhalinyarada ah basle wuxuu ku geeriyooday mid ka mid ah Isbitaalada Magalada Muqdisho, waxana goobta ka baxsaday askarigii dilka geystay”.

10 Cesho ee la soo dhaafay Waxaa Muqdisho lagu dliay 4 Darawal oo kiu shaqaysta Mooto Bajaaj kuwaas oo gabi good ay toogteen Rag la sheegay in ay ka tirsan yihiin Ciidamada Dowlada Faedaraalka ah ee Soomaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here