Home WARARKA Abuu Mansuur Oo labaatan Sano Kadib Dibada Udhoofay

Abuu Mansuur Oo labaatan Sano Kadib Dibada Udhoofay

200
0

Hogaamihii Hore ee Kooxda Alshabaab soona Noqday Afhayeenka Guud ee Koox Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansoor ayaa markii ugu horeeysay Udhoofay Dibada tan iyo markii uu ka soo baxsaday Kooxda Uu mudadada Dheer ka tirsanaa ee alshabaab.

Rooboow ayaa dalka ka dhoofay Labaatan Sano ka dib waxa uuna u dhoofay  Boqortooyada Sacuudiga, waxaana warar aan helnay sheegayaan in Abuu Mansuur Sacuudiga u aaday si uu usoo cumreysto.

Abuu mansuur ayaa Kooxda Al Shabaab dhalin yarada iyo hporjooga yaasha Kooxda Si wayn uqadarin jireen inta uusan Go’aansan 2011 kii in isaga faaruqo Kooxda.

Dowlada Soomaaliya ayuu heshiis la galay Dabayaaqadii sanadkii hore ee 2017. asiga oo haatan ka mid ah Olaleeya yaasha sida wayn kaga soo horjeeda Kooxda uu aas aaskeeda la soo qaatay kaalinta wayn ee alshabaab, waxa uuna Ciidamo Xoogan ku haystaa Gobalka Bakool ee Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here