Home WARARKA Farmaaho oo gaaray Magaalada Nirobi

Farmaaho oo gaaray Magaalada Nirobi

324
0

Madaxweynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaw gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya halkaas oo ay booqasho oo hal maalin ah uga bilaabatay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Jommo Kenyatta kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya Monica Juma iyo Sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee kenya Mudane Cali Maxamed Sheikh.

Sida la filayo Farmaajo ayaa gelinka dambe ee maanta la kulmi doonro Uhuru Kenyatta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here