Home WARARKA Somaliland oo sii deysay Wiil 14 jir oo lagu qabtay dagaalkii Tukaraq

Somaliland oo sii deysay Wiil 14 jir oo lagu qabtay dagaalkii Tukaraq

194
0

Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadshay wiil la sheegayt in aanu wali qaangaarin oo lagu soo qabtay Dagaalka maalmahaanba ka socday Deegaanka Tukaraq ee udhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Somaliland.

Taliyaha ciidamada Militariga iyo Wasiirka Gaashindiga Somaliland ayaa sheegay in wiilkaasi yar ay sii daayeen,islamarkaana ay ku wareejiyeen hooyaddiisa oo lagu Magacaabo Sacdiya Cabdi Maxamuud.

Somaliland ayaa wiilka aadka uda’da yar ee 14 jir ah waxa ay sheegeen in ay sii deyn doonto cidwalba oo dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Tukaraq lagu qabtay,kuwaasoo ah Carruur iyo waayeel.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here