Home WARARKA Qatar oo qaaday Tlbaao ay Qaadeen dalalka Khaliijka Sanad ka hor

Qatar oo qaaday Tlbaao ay Qaadeen dalalka Khaliijka Sanad ka hor

100
0

Dalka ayar ee qaniga ayaa Markii ugu horeeysay amar ku bixiyay in badeecadaha ay soo saaraan dalalka Sucuudiga, Imaaraat-ka, Baxrayn iyo Masar ee lagu iibinayo dalkaasi gabi ahaan la joojiyo.

Wasaaradda Ganacsiga Qatar ayaa warbixin ay soo saartay amar ku bixisay in badeecadaha afartaa dal laga soo dhoofiyo, gabi ahaan laga mamnuucay dalka Qatar kuwaas ku dhawaad sanad ka hor xiriirka u jaray dalkaa yar ee Gacanka ku yaal.

Qatar ayaa maaraysay Badeecooyinkii ay ka soo gadan jireen dalalka Xiriirka ujaray waxaana suuq fiican ka helay Badeecooyinka laga soo dhoofiyo dalalka Iran iyo Turkiga oo cilaaqaad aad udhw laleh dowlada Qatar.

Dadalka Khaliijka ee Go’doomiyay Qatar ayaa ku eedeeyay in ay taageerto Kooxha Islaamiyiinta iyo Iran.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here