Home WARARKA Ra’isul Wasaare Khayre Oo Magacaabay Lix Wasiir labo wasiiro Dowle iyo 5...

Ra’isul Wasaare Khayre Oo Magacaabay Lix Wasiir labo wasiiro Dowle iyo 5 Wasiir ku xigeen

249
0

War hada soodhacay ayaa sheegayain uu Ra’isul wasaare Khayre MagacaabayWasiiradii ka dhinaa Golahiisa wasiirada.

Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaana magacaabay lix wasiir oo ka banaanaa xukuumada.

Wasiirada la magacaabay ayaa waxay kala yihiin:-

1.Xasan Macalin Xuseen Wasiirka awqaafta iyo arimaha diinta

2.Xasan Cali Maxamed wasiirka gaashandhiga

3.Daahir Maxamud Geele Wasiirka Warfaafinta

4.Xamse Saciid Xamse wasiirka gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka

5.C/fitaax Maxed Ibrahim Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska

6.C/Casiis  Cabdulahi Maxed Wasiirka Tamarta iyo biyaha

Wasiiru dowlayaasha

1- Daahir Cabdi C/llaahi Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha

2- Maxamuud Maxamed Buunow Wasiiru dowlaha Amniga

Xubnaha loo magacaabay Wasiir ku xigeenada.

  1. Isxaaq Mohamed Mohamud wasiir ku Xigeenka Arimaha Gudaha
  2. Aadan Isxaaq Ali Wasiir ku xigeenka Warfaafinta.

3.Abdirahman Idan Yonis Wasiir ku xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta

4.Mohamed Saciid Abdullahi Wasiir ku xigeenka Caafimaadka

  1. Abdirashid Mohamud Hassan Wasiirka ku xigeenka Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here