Home WARARKA Khayre oo Xafiiskiisa U Magacaabay Xoghaye Cusub

Khayre oo Xafiiskiisa U Magacaabay Xoghaye Cusub

53
0

Wararka aanu heleyno Xafiiska Ra’isul Wasaaraha ayaa sheegaya in xilka ka qaadis lagu sameeyy Xoghayihii KMG ee xafiiskiisa Maxamed Keynaan Xirsi ,kadib markii dhoorkii maalin ee  la soo dhaafay ay soo shaac baxday warar sheegaya inxafiiskauu la ciirciirayo kghilaaf.

Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo soo fara galiyay Arintaan ayaa Magacaabay Xoghayaha cusub oo asiganeah mid Kumeel gaar ah waxaana loo magacaabay Axmed Nuur Cabdi oo la sheegay in uu yahay nin horay ula soo shaqeeyay Ra’isul wasaaraha.

waxaana maanta soo af jarmay Khilaafkii ka jiray Xafiiska Ra’isul Wasaaraha oo maalmihii ugu danbeeyay Culayskiisalaga dareemay Muqdisho iyoXafiisyada owlada,kaasoougu danbeyn uu ku guulaystay Khayrein uu soo af jaro.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here