Home WARARKA Dagaal dhexmaray Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Koofur galbeed

Dagaal dhexmaray Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Koofur galbeed

80
0

Ciidamada Militariga Soomaaliya iyo kuwoo taabacsan maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta ku dagaalamay degmada Buurhakaba ooka tirsan Gobalka Bay.

Wariyaha ku gan Baydhabo ayaa soo sheegaya in uu jiro dagaal xoogan oo dhex maray labada dhinac ee dagaalamayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here