Home CIYAARAHA Arsinal oo si rasmi loogu magacaabay Tababaraheeda cusub ee Arsenal

Arsinal oo si rasmi loogu magacaabay Tababaraheeda cusub ee Arsenal

64
0

kooxda Kubada Cagta Arsinal ayaa 22 sano ka dib yeelatay Tabare aan ahayn Arsen wenger, waxaana maanta loo magacaabayTababarihii hore ee Kooxha PSG iyo Sevilla Unai Emery kaas oosi rasmi umaamuli doona Kooxda.

Barta Twitter-ka ee Kooxda Arsenal ayaa lagu shaaciyay in Unai Emery uu yahay Tababaraha cusub ee Kooxda.

Tababarahaan Cusub ee Unai Emery ayaa horay u ahaa tabarihii Kooxda Sevilla, isagoo saddex jeer xiriie ah u qaaday Koobka Europe League, sidoo kale waxaa uu soo tababaray oo uu dhowaan ka soo tagay Kooxda PSG oo uu kula guuleystay Horyaalka League 1 iyo labo Koobka Faransiiska iyo kan Super Copa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here