Home BULSHADA Dowlaa Imaaraatka Oo laba diyaarad oo Gar gaar ah udirtay Imaaraatka Carabta

Dowlaa Imaaraatka Oo laba diyaarad oo Gar gaar ah udirtay Imaaraatka Carabta

123
0

Dowlada Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa laba duyuurad oo nooca qumaatiga u kaca ah usoodiray Somaliland kuwaas oo sida Gargaar la sheegay in loogu tala galay Duufaantii ku dhuftay deegaano ka tirsan Somalilnd.

Labo diyaaradood duhurkii maanta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa, waxaana diyaaradahan ay sideen gargaar raashin ah.

Shir ay Garoonka diyaaradaha Hargeysa ay ku yeesheen Madaxweynaha Somaliland, kuxigeenkiisa, iyo Mas’uuliyiin kale ayaa lagu go’aamiyay in diyaaradaha sida gargaarka ay tagaan deegaanada ay dufaanta ku dhufatay, si ay u gaarsiiyaan gargaarka ay sido.

Siada wararku sheegayaa waxaa duyuuradaha Hoay usii raacay Madaxweyne kuxigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici oo ku sii jeeda deegaanada galbeedka Somaliland oo ah meelaha ugu badan ee ay dufaantu saameysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here