Wararka
Mdaxwayne Farmaajo oo kormeeray Kulyada Ciidama ee Jaala siyaad sheegayne in dib loo howlgalinayo Daawo Sawirada
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedaeraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagay Xarunta kuliyadda Jaalle Siyaad oo ah kulyad ka tirsan Jaamacada Umada Soomaaliyeed.
Kuliyadda Ciidamada Jaalle Siyaad ayaa ka mid aheyd xiligii Dowlada Militariga kuliyadaha ciidanka ee Jaamacadda Ummadda, waxaana lagu tababari jiray ardayda ka soo baxday dugsiyada sare ee dooneysa iney ku biiraan qeybaha kala duwan ee...
Dhaqaalaha
Dowlada Tunuusiya oo hal shakhsi dartii Xiriirka ugu jartay Dowlada Imaaraatka Carabta
Wasaaradda gaadiidka Tunisia ayaa ku dhawaaqday in ay “go’aansatay in ay joojiso duullimaadyada Emirates ee Tunis” illaa iyo inta diyaaradaha looga helayo xal ku habboon oo ay ku hawlgalaan iyada oo la raacayo sharciga caalamiga ah iyo heshiisyada. ”
Duulimaadyada diyaaradaha ee Imaaraadka Carabta ayaa la joojiyay safarada ay ku tagayeen Tunis iyo Dubai, sida ay amar ku bixisay xukuumadda...
Goorma iyo Sidee lagu xoreeyey Batul Maqdis? (5)
Duruustan Taariikhda ah waxaan ku fahmi kareynaa waxa maanta dhacaya umadda islaamka dhexdeeda, iyo wax berri dhici kara hadii eebe idmo.. Waxaan ka qaadaneynaa cibro iyocashar aan ku ogaan karno, dadkii Qudus xoreeyey sidey ahaayeen? Siyaasadoodu sidee ahayd? Si aan xaalkeenna uga qiyaas qaadanno sidaan guusha ugu dhownahay ama uga fognahay.
Hadii Baytul Maqdis iyo xoraynteedii la soo qaado, waxaa...